Islaam Geelle

Bio

Inkastoo aan Dhaayo saarin Nidaam iyo kala Danbeeyn ka Jirta Dalkeeyga Hadana Waan Ku hamiyaa inaan Mar Arko Wixii La Iiga Sheekeeyay dad badan aya ihaysta mararka qaar inaan riyonayo lkn may hilmamen riyadu inay mar rumowdo Gabadhu waa noolaha ugu quruxda badan dunida. waayo waxa laga abuuray feedha ragga si ay garabkiisa unoqoto, lagama abuurin madaxiisa si uu uga sareeyo, lagama abuurin cagtiisa si uu ugu istaago, lkn waxa laga abuuray garabkiisa hoostiisa si uu udifaaco. feertuna waxay kutaala wadnihisa agtiisa si uu ujeclaado. -Gabadhu waxay balan qaad sameysaa iyadoo aad u da'yar. - Gabdhu waxay shukulaatadeda siisaa walalkeeda yar. -Gabadhu jaceylkeeda waxay uga tanaazushaa kafarxinta waalidkeeda iyo qaadashada far duco. -Gabadha nolosheeda waxay uhibeysaa kafarxinta ubadkeeda. -Markii ay ahayd gabar waxay albaabka janada ufurtay aabaheed. -Markii ay noqotay marwo waxay dhameystirtay diinta seygeeda. -Markii ay noqotay hooyo janada waxaa ladhigay lugaheeda hoostooda Naxariis uu muuji waxay ku siinaysa jcl iyo Qadarin ujilicsanoow waa wada macaan dumarkuye markas baad dareemin farxada noloshee haku falin xumaan aadan la jeclayn hooyada walasha markad aragto gabar dhibataysan xusuuso mama dumarka umuuji naxariis xushmad qadarin udulqaado waani maha gabadhu haday kula qososho danayso shekadada ku ixtiraanto ihtimaam ku siiso in kugu haysato noqo saxip wanagsan noqo laacib ee hanoqon albiitare maxaa yeelay laacibku waxa uu markasta raadsha gool halka albiitaruhu raadsho khalad dhacda kasta soo marta noloshada qor si kugu noqoto cibro qiso dadka waxayka aminsan yhn waxba kama gelin doqontu waa kooxda ubadan dadke waligaa iska ilaali runta sheeg runtu waa dawee lkn waqtigan waa xishood Waxaan aad uga helaa ujeclahay ---waxbarashada in aduunka ka noqdo famous person waxna barto ---dheesha kubada ciyaarida games daawashada filimaanta jacaylka iyo documentary film ---aqrinta hadaladi dadka caqli badna dhaheen aqrintaa buugta arimaha bulshada maamulka jacaylka qisooyinka dhabta horumarinta nafta iyo bulshada ---tagista meelaha quruxda badan caanka ah sida moolasha meelaha dabaasha beeraha taaloyinka hotelada ---in waqti laqaato dadka aan wax ka faaidayo in wax qoro wax aqriyo in lasocdo aduunka aqristo web dhagesto idacada dawado tv ---la seexashada dadka xanunsan raacista janaasada la fariisiga masaakinta caawinta dhibataysane Waxaan nebcahay waqtina siin ---dadka ku mashquula dadka ---dadka xanuunkan qaba been kibir xasidnimo danaysi munafaqad waxshegsheg ---dadka aan ka faidaysn waqtiga wax baran iyago awooda haysta fursad ---dadka aaminsan qabiil qofki aan ka maqlo arimo qabiil waxan ku dara my blocked ---dadka ku faana wax aysan kasban sheegshega dadka waxay usameyen

Latest Insta posts

Current Online Auctions